Ahlu Sunna oo soo saartay War cusub oo niyad jab ku ah dowlada federaalka

Madaxa Xukuumada Galmudug sidoo kale katirsan kooxda Ahlu Sunna ayaa soo saaray War Saxaafadeed uu uga soo horjeestay Guddiga Farsamada iyo doorashooyinka ee dhawaan magacawday Wasaarada arimaha gudaha iyo Federaalka . Ahlu Sunna ayaa sheegtay in magacaabista guddiga Doorashooyinka Galmudug ay baal marsan tahay dastuurka dalka, waxa ay sidoo kale sheegtay Ahlu Sunna in la … Continue reading Ahlu Sunna oo soo saartay War cusub oo niyad jab ku ah dowlada federaalka